Kim Jong Un Oo Shaaciyay Inuu Yeelanayo Quwada Ugu Weyn Ee Nukliyeerka Aduunka
Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo Sheegay in waddankiisa uu ka dhigaayo Wadanka...
Kuuriya(Halqaran.com) – Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa sheegay in hadafkiisa ugu dambeeya uu yahay in uu yeesho quwada ugu weyn ee Nukliyeerka...




