Khilaafka Doorashada Soomaaliya
Muxuu yahay mowqifka Jubbaland iyo Puntland ay ka qaateen Khilaafka Doorashada?
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobbo...
IGAD oo war ka soo saartay Khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya
Jabuuti (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay shirkii madaxda IGAD ay shalay ku yeesheen magaalada Jabuuti ayaa ugu baaqay dhinacyada siyaasadda Soomaaliya inay xal u...





