Khilaaf
Intee buu marayaa wada-hadallada laga dhex billaabay Deni iyo Karaash?
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo wareegtooyin magacaasi iyo xil ka qaadis isugu jiray soo saarayay dhawaanahaan ayaa...
Baaritaan lagu hayo khilaafka ka taagan Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga
Rome (Halqaran.com) - Dacwad oogayaasha dalka Talyaaniga ayaa baaraya khilaaf soo kala dhexgalay mas’uuliyiinta Soomaalida oo ku saabsan gacan ku haynta safaaradda Soomaaliya ay...
XOG CUSUB: Maxaa ka jira in Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ay...
Nairobi (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegaya, in Safaaradda Soomaaliya ay ku leedahay halkaas ay joojisay dhammaan Shaqooyinkii...
Maxaa ka jira inuu khilaaf soo kala dhexgalay Guddoonka Aqalka sare?
Muqdisho (Halqaran.com) – Khilaaf u dhaxeeya guddoomiyaha golaha aqalka sare Cabdi Xaasi Cabdullaahi iyo ku-xigeenkiisa labaad Mowliid Xuseen Guhaad ayaa soo ifbaxay, kaasi oo...
UPDATE: Waan-waan laga dhex wado madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa & Wararkii...
Garowe (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta dalladda ay ku mideysan yihiin ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii ay u xallin lahaayeen...
Maxaa ka jira in uu Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha...
Garowe (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii shalay uu madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday Taliye kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland, oo uu sidoo kale...








