Kenya oo diiday Natiijada Maxkamadda ICJ
Kenya oo shaaca ka qaada inaysan aqoonsan doonin go’aanka ICJ ee...
Nairobi(Halqaran.com) –Kenya ayaa sheegtay inaysan aqoonsan doonin go’aanka lagu wado inuu ka soo baxa Maxkamadda Cadaaladda Aduunka ee ICJ ee ku saabsan muranka soohdinta...




