ka furmay Muqdisho
Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta ka furmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka 4-aad ee Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Isniinta maanta ah ka furmay Madaxtooyada Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Madaxda...
Shir looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta oo ka furmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Isniintii maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan-howleed looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta, kaasoo ah qodob muhiim ah oo...
Shirka Bandhigga Safarka iyo Dalxiiska Soomaaliya oo maanta ka furmay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirka Bandhigga safarka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho isagoo noqonaya kii ugu horeeyay oo dalka...
Shirka wada-tashiga hay’adda Jidadka Soomaaliyeed oo ka furmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Shirkaan oo socon doono Muddo seddex maalin ah ayaa waxaa diiradda lagu saari doonaa dhammeystirka Wada-tashiga Hay’adda Jidadka Soomaaliyeed, Xoojinta Wada-shaqeynta...







