27.9 C
Mogadishu
Wednesday, June 29, 2022

Tag: Jubbada dhexe

Wararkii ugu dambeeyay duqeymo culus oo ka dhacay gobollada Baay iyo Jubbada Dhexe

Jubbada Dhexe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Gobolada Baay iyo Jubbada dhexe ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay halkaasi ay ka dhaceen...

Wararkii ugu dambeeyay Duqeymo dhinaca cir ah oo laga fuliyay Bu’aale iyo Saakow

Bu’aale (Halqaran.com) - Duqeyn dhanka cirka ayaa siyaabooyin kala duwan looga fuliyay Degmooyinka Bu’aale iyo Saakow ee Gobolka Jubbada Dhexe, iyadoo duqaymaha lala beegsaday...

Al-Shabaab oo meel fagaaro ah ku toogtay nin ay ku eedeeyeen inuu kufsaday gabadhiisa

Saakow (Halqaran.com) - Ururka Al-Shaabab ee maamulo Degmada Saakow ee Gobolka Jubadda Dhexe ayaa xukun dil ahaa ku fuliyay galinkii dambe ee Jimcihii shalay...

Don't miss

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Kormeeray Xarunta Cusub Ee Xukuumaddiisa ku Shaqeyndoonto

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre...

Ciidamada laamaha Amniga ee Magaalada Muqdisho oo qabtay, Rasaas iyo Waxyaabaha Maankadooriya

Muqdisho(Halqaran.com) –Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ayaa howlgallo ballaaran ka...

Wasiir Beyle oo hortegay Xildhibaannada labada Aqal &Su’aalo kulull oo la Weydiiyay Maanta.

Muqdisho(Halqaran.com) –Xildhibaanada Holaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta...

Mareykanka oo baaraya Maydadka ku dhawaad 46 ruux oo Tahriibayaal ah.

San Antonio(Halqaran.com) –Ugu yaraan 46 qof oo la...

MW Saciid Deni oo kulan Gaar ah la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni,...