Jawiga
UPDATE: KISMAAYO oo maanta laga qaaday xannibaaddii saarneyd & Wararkii ugu...
Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa maanta caadi ku soo noqday dhaq-dhaqaaqii gaadiidka ee Magaalada Kismaayo, kaddib markii laga qaaday xayiraaddii lagu soo rogay magaaladaasi.
Xayiraadan oo...
WAR CUSUB: Ciidamada Ahlu Sunna oo dhaq-dhaqaaq Ciidan ka wada Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada Ahlu Sunna ee dhawaan lagu biiriyay Ciidanka dowladda ayaa lagu soo waramayaa inay dhaq dhaqaaq Ciidan ka wadaan Magaalada Dhuusamareeb...





