isbadal sameyn
Madaxweyne Farmaajo oo isbaddel ku sameeyay taliska Ciidanka Xoogga Dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbeddal ku sameeyay taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyed gaar ahaan taliye ku xigeenka...




