heshiiska doorashooyinka
Madaxweynaha Galmudug ‘Qoorqoor’ oo codsaday in la taageero heshiiskii doorashada dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo khudbad ka jeediyay xafladda xiritaanka shirkii Muqdisho, ayaa ka hadlay arrimo...




