Hay’adda NISA: Madaxii amniyaadka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir
Hay’adda NISA: Madaxii amniyaadka Al-Shabaab ee gobolka Banaadir wuu is-casilay. (Ogow...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Nabad Suggida Soomaaliya ayaa sheegtay inuu is-casilay madaxii amniyaadka Al-Shabaab ee Gobolka Banaadir, kadib Khilaaf ka dhex taagan madaxda sare...




