Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo la doortay
Guddoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee Hirshabeelle oo la doortay & ku-xigeenkiisa
Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee ee maamulka Hirshabeelle ayaa Arbacadii maanta doortay guddoomiyaha baarlamanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad.
Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa...




