guddiga baarita dagaalkii Xabsiga Dhexe
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha oo la kulmay guddiga baaraya dagaalkii ka dhacday...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa kulan la qaatay guddiga loo magaacay inay baaris dhammeystiran ku sameeyaan shaqaaqadii maalin kahor...




