garoonka Aadan Cadde
Faah-faahin cusub oo ka soo baxaysa weerarkii madaafiicda ee lagu qaaday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa weerar madaafiic ah oo maanta lagu qaaday Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Madaafiicdan...
Ciidamo lagu tababar dalka Turkiga oo soo gaaray Muqdisho +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada oo ka ka tirsan Ururka 6-aad ee Guutada 17aad ee Gorgor ee Kumandooska oo lagu soo tababaray dalka Turkiga ayaa...
DF Soomaaliya oo war ka soo saartay Shilkii diyaaradeed ee Garoonka...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in diyaarad nuuceedu yahay Fokker 50 oo...
Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa dalka Kenya oo ku soo noqday...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Khamiista maanta magaalada Muqdisho soo gaaray Muwaadiniin Soomaaliyeed oo maalmihii lasoo dhaafay ku xayirnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib...
DF Soomaaliya oo Muqdisho ku xirtay guddoomiye ku xigeenkii gobolka Gedo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiye Ku-xigeenka Gobolka Gedo, Maxamed Xuseen Isxaaq (Alqaadi) ayaa waxaa lagu xiray Magaalada Muqdisho, ka dib markii qaab shirqool ahaa lagu...
SAWIRRO: Guddoomiye Cumar Filish oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Sabtidii maanta si diiran loogu soo dhaweeyay...









