Gaddoomiyaha Golaha shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Kulan gaar ah La Qaatay Haweenka...
Muqdisho(Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay guddi ka socda Xildhibaannada haweenka ah...




