Faragelin
Xildhibaan Mahad Salaad ”Xukuumadda Somaliya xaq uma lahan inay farageliso Jubbaland”
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ka hadlay qoraalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya...
AKHRI +SAWIRRO: Sababta ay Jubbaland u joojisay xiriirkii kala dhaxeeyay Dowladda...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Jubbaland oo lagaga hadlay qodobo...





