Duqeyn cirka ah
Diyaaradaha Itoobiya oo duqeyn culus ka geystay Gobolka Hiiraan
Hiiraan (Halqaran.com) – Diyaarado dagaal oo ay leedahay dowladda Itoobiya ayaa lagu soo warramayaa inay duqeyn dhanka cirka ah ka geysteen deegaanno hoostaga degmada...
Duqeyn diyaaradeed oo ka dhacday Gobolka Bakool & Xubno ka tirsan...
Xudur (Halqaran.com) – Diyaaradaha dagaalka ayaa lagu soo warramayaa inay xalay duqeyn dhanka cirka ah ka fuliyeen degaan hoostaga degmada Xudur ee Xarunta Gobolka...
Duqeyn lagu dilay Saraakiil Madax u ahaa Ajaaniibta Al-Shabaab
J/hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah kasoo baxeysa qasaaraha ka dhashey duqeyn dhanka cirka ah oo dhacday deegaanno ka tirsan Gobollada Jubbooyinka laguna...
Wararkii ugu dambeeyay Duqeyn ka dhacday Jubbada hoose
J/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya, in duqeyn diyaaradeed oo khasaaro geystay ay ka dhacday nawaaxiga...
UPDATE: Duqeyn dhanka cirka ah oo lagu dilay xubno ka tirsan...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay duqeyn dhanka cirka ah in lagu dilay laba xubnood oo ka tirsan Maleeshiyaadka Ururka...
Faa-faahin dheeraad ah iyo Wararkii ugu dambeeyay duqeyn dad shacab ah...
Jilib (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe shalay halkaasi ay ka dhacday...









