Dowladda Oo Xaqiijisay In Ay Soo Kordheen Xaalado Cusub oo COVID-19 Ah
Dowladda Soomaaliya oo Xaqiijisay in ay soo kordheen xaalado cusub oo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah 24kii saac ee ugu dambeysay. Xaaladaha cusub 32...




