Dilalka Soomaalida Koonfur Afrika oo kordhay
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika & dilalkii oo...
South Afrika (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya, in uu sii kordhay dilalka iyo dhibaatada ay la kulmaan dhallinyarada Soomaaliyeed...




