dib u dhigis
Wasaaradda Waxbarashada oo hal todobaad dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in muddo todobaad ah dib loo dhigay imtixaanka Shahaadiga ah ee...
Bannaanbixii berri ka dhici lahaa Daljirka Daahsoon oo dib loo dhigay
Muqdisho (Halqaran.com) – Midowga Musharraxiinta ayaa shaaciyay in dib loo dhigay bannaanbaxii lagu ballansana in uu maalinta berri ah ka dhaco Daljirka Daahsoon.
Madaxweynayaashii hore...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya ‘‘Marnaba ma aqbaleeno in kiisa badda markale dib...
Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si adag uga soo horjeesatay, codsiga dowladda Kenya oo ay maxkamadda ICJ u dirtay, kaasi...
DF Soomaaliya oo mar kale dib u dhigtay furitaanka duulimaadyada gudaha....
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa maanta sheegay in markale dib loo dhigay...
AKHRISO: Imtixaanka Shahaadiga ee Puntland oo dib loo dhigay
Garowe (Halqaran.com) - Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee maamulka Puntland oo go’aamisay Waqtiga rasmiga ah ee lagalayo imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 12aad...
DHAGEYSO WAREYSI: Xasan Sheekh oo dhaliilay DF Somaliya, ”Afar sano kadib...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay go’aanka maxkamadda Caalamiga ee Hague ay dib ugu dhigtay kiiska...









