deegaanka Bulacle
Dagaal ka socda deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in tuulooyin hoostaga deegaanka Bulacle oo ka tirsan gobolkaasi uu dagaal xooggan ku dhexmaray...




