Dagaalka Daynuunaay
Faah-faahin cusub iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay deegaanka Daynuunaay
Daynuunaay (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal cusub oo saaka ka dhacay saldhigga ciidamada dowladda Soomaaliya ee Daynuunaay, kaddib markii weerar culus...




