dagaalka dalka looga xorreynayo Al-Shabaab
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo faray ciidamada lagu soo tababaray Eritrea...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo Talaadadii maanta kormeeray Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Ciidamada...




