Dagaal xooggan oo ka dhacay deegaanka Baxdo ee Galgaduud
Wax badan ka ogaaw Khasaaraha ka dhashay dagaal Xooggan oo...
Baxdo(Halqaran.com) –Wararka ka imaanaya deegaanka Baxdo ee gobolka Galgaduud oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Cadaado ayaa sheegaya in aroornimadii hore ee saakay...




