dad shacab ah
Jubbada Hoose: Diyaaradaha Kenya oo Duqeyn ku dilay dad shacab ah
J/Hoose (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in diyaaradaha dagaalka Kenya ay duqeeyeen tuulooyin hoostagga deegaanka Hooshingow ee Gobolka...
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay qaraxii maanta ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay saddex ruux oo shacab ah ayaa ku dhimatay halka 3 kalena ay ku dhaawacantay Khamiistii maanta qarax miino...





