Cudurka Corona
Xayawaankii ugu horeeyay oo laga helay cudurka Coronavirus (COVID-19)
New York (Halqaran.com) - Dalka Mareykanka waxaa cudurka Coronavirus laga helay Shabeel.
Shabeelkani Dhiddiga ah oo dad'diisa lagu sheegay 4 sano islamarkana lagu magacaabo Nadia...




