Ciidanka Xoogga dalka iyo Al-Shabaab
Wararkii ugu dambeeyay dagaal xooggan oo ka dhacay Galgaduud
Galgaduud (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahno dheeraad ah ka soo baxaya dagaal saaka ciidamada DF Soomaaliya iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ku dhexmaray deegaanka Miirdugul...




