caafimaadka
Caafimaadka: 3 fitamiin oo kaa caawinaya inaan lagaa dareemin da’da
Caafimaadka (Halqaran.com) - Fitamiinnada ayaa mararka qaar la iska indhatiraa, laakiin waxay kaalin ka qaataan la dagaallanka gabowga marka loo eego noocyada kala duwan...
UPDATE: Kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19 ee dalka laga diiwangeliyay
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 42 xaalado cusub oo...
La taliyaha Wasaarada Caafimaadka: ‘Hala baajiyo dabbaaldaga maalmaha Ciidda’ +(VIDEO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dr. Fuje, la taliyaha Wasaaradda Caafimaadka ee Soomaaliya, ayaa Arbacada maanta ah diirada saaray dabaaldaga maalmaha Ciidda ee nagu soo fool...
Maxaa looga hadlay kulankii dhexmaray madaxweynaha JF Somaliya, Culimada iyo Ganacsatada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Axadda maanta kulan talo wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo...
CAAFIMAADKA: Shanta Qodob ee kaa badbaadin kara cudurro halis ah haddii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Isku day inaad la dagaalanto shantan waxyaabood si aad uga hortagto caafimaad darro:-
1- Sigaar cabista
2- Jimicsi la’aanta ama aalamiito la’aan
3- Inaad...








