Boosaaso&israsaaseyn
Israsaaseyn dhexmartay Ciidamo ka wada tirsan DG Puntland(Maxay tahay Sababta?)
Boosaaso(Halqaran.com)- Waxaa Faah faahino dheeraad ah laga helayaa is rasaaseyn xooggan oo Galabta Xeebta Magaalada Boosaaso ee Gobolla Bari ku dhexmartay Ciidamada Booliska Puntland...




