barnaamij kiciyaha Android OS
Teknolojiyada: Whatsapp oo joojineysa adeegeeda lagu isticmaalo Mobile-lada qaar Sanadka 2020
Nairobi (Halqaran.com) - Shirkadda Whatsapp ayaa joojin doonta inuu adeegeedu ku shaqeeyo mobile-lada ay ku jiraan barnaamij-kiciyeyaasha iOS iyo Android qaarkood marka uu billowdo...




