Ballad Qaran
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Billad Qaran guddoon-siiyay Madaxweyne Ismaaciil Cumar...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Munaasabad casho sharaf ah oo ka dhacday Madaxtooyada Qaranka ku maamuusay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti...




