baaq nabadeed
Madaxweyne Farmaajo: ”Si deg-deg ah haloo joojiyo dagaalka ka socda Wanlaweyn”
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu baaqay Madaxda Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed, Odeyaasha Dhaqanka iyo waxgaradka deegaannada in ay...




