Axmed Madoobe oo gaaray Garoowe
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRO)
Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniinta maanta ah si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Puntland...




