Ansixintii R/wasaare Rooble
Qaramada Midoobay oo soo dhaweysay Ansixintii Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble
Muqdisho (Halqaran.com) - Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhaweeyay tallaabada Xildhibaanada Golaha Shacabka codka kalsoonida ku siiyeen Ra’iisal Wasaaraha...




