Afhayeenka booliska Soomaaliyeed
Booliska Soomaaliya oo faahfaahiyay khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay saldhigga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay khasaarihii ka dhashay qaraxii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho.
Afhayeenka booliska Soomaaliyeed Sadiiq Aadan Cali Duudishe...
Afhayeenka Booliska Somaliya oo sheegay inay ku raadjoogaan burcad weerar ka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay weerar lagu qaaday xarunta Maamulka degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, weerarkaas waxaa lagu dilay Ciidamo...
DHAGEYSO: 11 qof oo loo xiray kiiska AUN Xamdi Maxamed Faarax...
Muqdisho (Halqaran.com) – Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Talaadada maanta ah shaaciyay in kufsigii iyo dilkii AUN Xamdi Maxamed Faarax loogu geystay degmada Waaberi...






