Wednesday, January 14, 2026
26.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Sheekh Xasan Daahir Aweys oo si kulul uga hadlay Xayiraadii lagu sameeyay Shariif Sheekh Axmed. (Ogow wax badan)

Muqdisho (Halqaran.com) – Sheekh Xasan Daahir Aweys oo xabsi guri ku ah magaalada Muqdisho ayaa si adag uga hadlay xayiraaddii maalmo ka hor lagu sameeyay Shariif Sheekh Axmed, Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Dowladda Federaalka ayaa xanibtay diyaarad uu la socday Shariif Sheekh Axmed, xilli uu ku sii jeeday Magaalada Kismaayo, si uu kaga qaybgalo caleemo saarka Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo soo duubay muuqaal soconaya 51 daqiiqo ayuu ku dheeraaday ka hadalka xayiraaddii ay dowladda ku sameysay diyaaraddii Shariif Sheekh Axmed.

HALKA HOOS KA DAAWO MUUQAALKA:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...