
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaare geystay oo ka dhacay Jowhar
Jowhar (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya, in magaaladaasi uu ka dhacay qarax geytay khasaare.
Inta la...
Xaasaska Askartii u geeriyootay difaaca dalka oo sheegay in mushaarkii laga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Xaasaska Askartii u geeriyootay difaaca dalka Sanadyadii lasoo dhaafay ayaa Sabtidii maanta banaanbax ka dhigay Iridda Xarunta...
UPDATE: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukun dil ah ku riday...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta waxa ay xukunno kala duwan ku ridday rag horay dil uga geystay...
Madaxweyne Saciid Deni oo isbeddel ku sameeyay taliyeyaasha booliska Mudug iyo...
Garowe (Halqaran.com) – War qoraal ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu sheegay in madaxweynaha isbeddel uu...
DF Somaliya oo si kulul uga hadashay gabdho yar oo lagu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, wasiirka Warfaafinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si kulul u cambaareeyay kufsi arxan darra ah oo ka...
Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Shabeellaha hoose iyo Wararkii ugu...
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya, in qarax khasaare geystay uu halkaasi ka dhacay.
Qaraxan oo ahaa...









