
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Taliyaha cusub ee AFRICOM: ”Waynu kordhinaynaa weerarrada aanu la beegsanayno Al-Shabaab”
Taliyaha cusub ee howlgallada ciidama Mareykanka ee Afrika Stephen Townsend ayaa wacad ku maray in ay kordhinayaan weerarrada ay ku qaadaan kooxda Shabaab ee...
”Al-Shabaab waxay doonayaan in ay noqdaan awood siyaasadeed, balse ay ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wareysi uu bixiyay ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Francisco Madeira ayuu kaga hadlay arrimo badan oo khuseeyo...
AKHRI: Kalfdhigii 5-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la soo xiray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha golaha shacabka, mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa warqad wargelin xeritaanka kalfadhiga 5-aad ah u diray dhammaan xildhibaanada golaha shacabka.
Warqada...
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab
Awdheegle (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya, in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee...
Maxaa ka soo baxay Shirkii uu hoggaaminayay RW Kheyre ee looga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee looga hadlo dar-dargelinta qorshaha barnaamijka...
XOG XASAASI AH: Guddiga Doorashooyinka JUBBALAND oo maanta war cusub kasoo...
Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, oo isniintii maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, ayaa faah-faahin ka bixiyey...









