
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
XOG XASAASI: Khilaafka Puntland iyo Dowladda Somaliya oo meel xun gaaray...
Garoowe (Halqaran.com) – Waxaa sii kordhaya khilaafka xagga siyaasadda kuwajahan ee u dhaxeeya dowlad goboleedka Puntland iyo Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana Xukuumadda Puntland...
Somaliland poll agency postpones parliamentary elections
Somaliland electoral commission has on Thursday announced the cancellation of parliamentary and municipal elections.
The exercise which was postponed several times before was slated on...
Somali security shot dead female suicide bomber in Bardere
Somali security agencies in Bardhere have shot dead an alleged female suicide bomber on Thursday.
According to security sources, the woman reportedly got off a...
IGAD oo war ka soo saartay kulamadii Kismaayo ay kula yeelatay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Ergayga gaarka ah ee Urur gobaleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya iyo Badda Cas oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo...
XOG: Cabsida iyo walwalka Amniga ee Wasiirrada dowlada Somaliya oo sii...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sida wararka ay ku helayso Halqaran.com, ayaa sheegaya, in ay wasiiradda Xukuumaddu blilaabeen hab dhaqan cusub oo la xariira ammaankooda, ka...
Dhageyso: Puntland oo shaacisay natiijooyinka imtixaanka Fasalka 8-aad, iyo 10 Arday...
Garoowe (Halqaran.com) - Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Khamiistii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga.
Wasaaradda ayaa...









