Saturday, June 20, 2026
25.7 C
Mogadishu

SAWIRRO: Madaxweynaha Itoobiya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoontay Safiirka Cusub ee Soomaaliya

Addis Ababa (Halqaran.com) – Madaxweynaha dalka Ethiopia Sahle -work Zewde ayaa qasriga madaxgooyada dalkaas ku qaabishay Cabdul-xakiim Cabbdullaahi Xaaji Cumar (Cameey) danjiraha dowlada Soomaaliya u jooga dalka Ethopia.

Madaxweyne sahle -work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga uga gudoontay safiirka oo dhawaan loo magacaabayin uu noqdo danjiraha dalkeena u jooga Ethopia.

Ka hor kulanka safiirka iyo madaxweynaha ayaa danjiraha waxaa si diiran madaxtooyada ugu soo dhaweeyay diplomasiyiinta safaarada iyo diploomaasiyiinta wasaarada arinaha dibada Erhiopia iyo shaqaalaha qasriga madaxtooyada.

Danjiraha iyo madaxweynaha Ethopia ayaa kawada hadlay arimo ku saabsan xoojinta xiriirka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dalka iyo sii wadida iskaashiyada dhinacyada badan ee ka dhexeeya labada dalka.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...