Saturday, April 18, 2026
29.9 C
Mogadishu

Taliye Mahad ‘‘Dadka buun buuninaya hadalkeyga waa Al-Shabaab‘‘

General Mahad Cabdiraxmaan Aadan

Muqdisho (Halqaran.com) – General Mahad Cabdiraxmaan Aadan, Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa jawaab ka bixiyay hadal uu ku bahdilay dadka Naafadda ah,kaasi oo qabsaday barashadda bulshadda.

Generaal Mahad ayaa sheegay inaanan Ciidanka Asluubta looga baahnayn nin il, lug ama gacan la’, ayna taasi bedelkeeda u baahan yihiin dadka uu lixaadkoodu dhameystiran yahay.

Wareysi uu siiyay VOA-da ayuu ku sheegay inay u yimaadeen dad naafo ah, isla-markaana ay codsadeen in la shaqaaleysiiyo. Isagoo intaa ku daray inay u sheegeen inaanay qaabili karin dadka aanu lixaadkoodu kaamilka ahayn, misena ay dib u celiyeen uuna ugu baaqay inay shaqooyin u doontaan xafiisyada kale ee dowladda.

Dhanka kale Taliyaha Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa sheegay in dadka Sida qaldan u Fasariya hadalkiisa ay yihiin Al-shabaab.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...