Sunday, April 19, 2026
29.5 C
Mogadishu

SAWIRO-Kulan looga hadlaayey Sidii xal looga gaari lahaa Barakacyasha oo ka Dhacey Degmada Baydhabo.

Baydhabo (Halqaran.com)-Gudomiye ku xigeenka Degmada Baydhabo Dhinac maamulka Iyo Maaliyada oo manta Ku Dahfurey Kulan looga hadlaayey Sidii hal waarta looga gaari lahaa Baracayaasha Ku nool Degmada Baydhabo.

Kulan oo isugu yimaadeen Maamulka Degmada baydhabo Heyadaha Ka shaqeeyga arimaha bani aadanimada Iyo gudomiyaha barakacaysha iyo gaxootiga Koonfur galbeed

waxaana looga hadlaayey Sidii Hal waarta looga gaari lahaa dhibaatooyin  Ka soo noqnoqdey Deegaanada Koonfur galbeed gaar ahaan Magaaladda Baydhabo.

Cabduqadir cali watiin  gudomiyaha barakacaysha iyo gaxootiga Koonfur galbeed ayaa uga horeyntii Sharaxey Kulanka ay la qaateen Hay’adaha Samafalka ah ee ka howlgala Koonfur galbeed Somaliya.

Gadomiye ku xigeenka maamulka Iyo Maaliyada Degmada Baydhabo Dr Yusuf bare ayaa waxaa uu ka hadley Sida uga dhow ee xal waara looga gaari lahaa dhibaatooyinka barakacyaasha Asagoona Hay’adaha Ka shaqeeya Degmada Baydhabo kula dardaaramey in ay Sida uga dhaxsiyaha badan ay ubilaabaan Xalkugaarista Barkacyaasha Degmada.Xafiiska Wararka(Halqaran.com)
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...