barakacayaasha
Roobka xalay ka da’ay Muqdisho oo saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha...
Muqdisho (Halqaran.com) - Roobka Guga ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoona saameyn uu ku yeeshay dadka barakacayaasha iyo isku socodkii magaalada
Barakacayaasha ayaa guryahoodii ka...
Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta Ansixiyay siyaasadda qaran ee Qaxootiga soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka, ahna ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa Khamiistii maanta guddoomiyay shirka todobaadlaha ah ee golaha wasiirrada.
Golaha...
SAWIRO-Kulan looga hadlaayey Sidii xal looga gaari lahaa Barakacyasha oo ka...
Baydhabo (Halqaran.com)-Gudomiye ku xigeenka Degmada Baydhabo Dhinac maamulka Iyo Maaliyada oo manta Ku Dahfurey Kulan looga hadlaayey Sidii hal waarta looga gaari lahaa Baracayaasha...






