Saturday, May 16, 2026
27.3 C
Mogadishu

DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo go’aan ka gaartay dadkii ku banaanbaxay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo buuq iyo qeylo dhaan ka timid qaar ka mid ah Darawalada Gaadiidka BL-ka Ee Muqdisho ayuu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir inay ku baxeen.

Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Filish ayaa kormeer ku tagay Xarumo kala duwan oo Dawlada Hoose dadka loogu adeego.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ayaa sheegay inay gudiyo la iska soo saaray kulamana laga yeelanayo si go’aan looga gaaro wixii banaanbaxa sababay ah.

Cumar Filish ayaa sheegay in Wariyeyaal maanta la xiray ay soo daayeen, ayna Xaaladu rajo ka qabaan in faham ku dhamaato.

Meelihii uu kormeeray Duqa Muqdisho waxaa ka mid ahaa Isgoyska Fagax oo Biyo fadhiisteen wadadana ay go’day, balse hadda shaqo laga wado sidii loo furi lahaa jidkaasi.

Halka hoose ka dhageyso Codka Duqa Muqdisho:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...