Monday, May 25, 2026
26.6 C
Mogadishu

Maamulka Degmada Baydhabo Oo Amar Ku Soo Rogey Hay’adaha Ka Shaqeeya Degmada


Baydhabo (Halqaran.com) – Kulankan oo maanta ay maamulka Degmada Baydhabo isugu yeereen hey’adaha ka shaqeeya Degmada Baydhabo ayaa waxaa ujeedkiisu waxaa uu ahaa sidii ay uwada shaqeyn lahaayeen Maamulka Cusub ee Degmada Baydhabo iyo Dhamaan Hey’adaha ka shaqeya guud ahaa Degmada Baydhabo iyo sidii ay isku baran lahaayeen Maamulka degmada Baydhabo iyo masulinta hay’adaha.

Gadomiye ku xigeenka maamulka Iyo Maaliyada Degmada Dr Yusuf bare oo uga horeyntii la hadley Masuulinta Heyadaha ka shaqeya Degmada Baydhabo Ayaa u Sharaxey Muhiimada maanta Ay isugu yeereen,

Gadomiyaha Maamulka degmada Baydhabo Ahna Duqa Magaaladda Mudane Hasan macalin Axmed Biikole Oo furey shirka ayaa waxaa uu Dhamaan Hey’adaha Kula dardaaramey in ay La shaqeyaan Maamulka Dowladaha hoose ee Degmada baydhabo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...