Thursday, July 9, 2026
25.2 C
Mogadishu

XOG CUSUB: Sheekh Shariif oo shaaca ka qaaday in 30 sano kaddib dalka loo celinayo kaligii talisnimo!

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in xilligaan xaaalada dalka ay qabaan walaac farabadan, sidaas daraadeedna caleema saar kaliya aysan u tegin Magaalada Kismaayo.

Sheekh Shariif ayaa sheegay inay yeelanayaan wadatashiyo kala duwan, kaddib walwal badan ay ka qabaan sida ay wax u socdaan, hayeeshee ay hadda ku baraarugeen, isla markaana aysan aqbaleyn in sharciga laga tago.

“Runtii aniga waxaa leygu tirinayay dadka aad dowladda ugu dhow oo dadka dhaha hala daayo,maantana xaalada waad la socotiin,30 sano kadib naloo celiyo nidaam kali talis ah oo aan ogoleyn sharci iyo soomaalinimo,balse waxaa Alle mahadiis ah in aan ku wada baraarug sanahay u wada joogno taladeeda wada leenahay waana jecel nahay dowladnimada ayuu yiri”, Sheekh Shariif.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in dadka Soomaaliyeed ay ku wada joogaan sharci  iyo dastuur ayna wanagsan tahay in lagu wada dhaqmo, isla markaana aysan dooneyn in dowladnimada ay u dunto in sharciga lagu dhaqmi waayo.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...