Sunday, May 10, 2026
31.9 C
Mogadishu

Qabanqaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda&RW Rooble oo magacaabay Guddi Ka shaqeeya.

Muqdisho(Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka Juun iyo 1-da Luulyo.

Xubnaha Guddiga ka kooban 16 kamid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Cumar Maxamuue Maxamed (Filish), waxaana Shaqadooda ay ku egtahay markii ay dhamaadaan munaasabadaha Maalmaha Xorriyada, waxayna kala yihiin.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...