Muqdisho(Halqaran.com) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa sharci daro ku tilmaamay dhaarinta wasiirka amniga Cabdullaahi Maxamed Nuur ee uu xalay magacaabay Ra’isul Wasaaraha.
Sido Waxaa uu Ra’iisul wasaare Rooble uu ka codsaday in uu Ilaaliyo Sharuucda dhaarinta wasiirada cusub.
Halkaan Ka AKHRISO Warsaxaafaded ka:


Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





