Islamabad(Halqaran.com) –Safaaradda Soomaaliya ee dalka Paakistaan ayaa ka jawaabtay cabashooyin iyo eedeymo culus oo kaga yimid Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi, kuwaasi oo maal mihii ugu dambeeyay Baraaha Bulshada si weyn loogu faafiyay.
Safaaradda ayaa si faahfaahsan ula hadashay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaas ku dhaqan kana codsatay in ay la wadaagaan wixii cabasho ah oo ay qabaan.
HALKAN KA AKHRISO WAR MURTIYEEDKA:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





