Tuesday, May 12, 2026
27.9 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Wiilka uu dhalay Eng. Yariisow oo Khudbad Xiiso leh ka jeediyay LONDON

London (Halqaran.com) – Wiilka uu dhalay AUN Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow) ayaa khudbad xiiso leh ka jeediyay magaalada London ee dalka UK, isagoona ka hadlay arrimo badan oo muhiim ah.

Maxamed Cabdiraxmaan Cumar waxyaabaha uu ka hadlay waxaa ka mid ahaa, waxyaabihii uu qaban jiray AUN Aabihiis Eng. Yariisow xilligii uu noolaa. Haddaba Khudbadda Hoos ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...