Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

AKHRI: 5 xisbi siyaasadeed qaran oo Digniin culus ka soo saaray doorashada Jubbaland. (Maxa cusub)!

Muqdisho (Halqaran.com) – Xisbiyada Wadajir, UPD, Himilo Qaran, Xisbiga Nabadda, iyo Kutlada Badbaado Qaran ee Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed ay si wadajir ah u soo saareen waxa ay kaga hadleen doorashada Jubbaland.

Xisbiyada ayaa waxaa ay walaac ka muujiyeen dowladda federaalka oo ay sheegeen in ay faragelin ku heyso howlaha doorashooyinka ee ka socda Dowlad goboleedka Jubbaland, iyaga oo dowladda ugu baaqay in sugida Amniga ay uga dambeeyaan Jubbaland.

Sidoo kale, waxaa ay sheegeen in ay uga digayaan dowladaha deriska qaarkood inay farageliyaan arrimaha doorashooyinka Jubbaland oo soo ifbaxayaan dhaq dhaqaaqyo Cusub oo shaki abuuri kara sidii ka dhacday magaalada Baydhabo oo aan ka mid aheyn waajibaadkooda .

Haddaba, hoos ka akhriso war-saxaafadeedka kasoo baxay xisbiyada:

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...